Guddiga Madaxabaaan ee Baarista dilka Sh.Dr Axmed oo hellay sawirkii Macallin Maxamuud Xassan Cabdullahi
(October 27, 2012)
Guddiga Madaxabaaan ee Baarista dilka sheekha wuxuu u mahad celinayaa walaalaha soomaaliyeed ee had iyo goor la garab tagan hiil iyo hooga, si Gudddigu u gaaro ujeedooyinka loo igmaday, waxaa naga soo
Qaabkii ayaa looga Ciiday magaalada Toronto – Canada.[Daawo masawirada]
(October 27, 2012)
Toronto:-Waxaa maalinkii Jimcaha  oo ay ah taariikdu ahayd October 26,2012 lagu tukaday Markazka weyn ee Dar-ul-Hijra Islamic Centre ee ku yaal magaalada Toronto ee Dalka Canada Salaaddi Ciidul Adxad
Ogeysiis Bishaaro Kitaab cusub oo laga baranayo cilmiga Sarfiga oo soo baxay
(October 27, 2012)
Dhammaan bahwynta soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaana inta jecel barashada cilmiga safriga, waxaa loogu bishaareeynayaa inuu soo baxay Kitaab aad loogu diirsaday loogana faa,iidaystay oo magaciisa la
Faahfaahin Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta J/hoose
(October 27, 2012)
Kismaayo:-Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegay in maanta duhurkii uu qarax ka dhacay meel aan sidaa uga fogeyn afaafka hore ee xarunta
Xog kale oo ay caawa na soo gaarsiiyeen Gudiga Madax banaan ee baaray dilka Sh Dr Axmed Xaaji.[Akhriso]
(October 27, 2012)
Boosaaso:-Gudiga madaxa banaan ee baarayey dilkii foosha xumee ee loo geytay Sh Dr axmed Xaaji Cabdiraxmaan ayaa waxaa caawa mar kale na soo gaarsiiyey xog kale oo ku saabsan kooxda dilka u geystay Sh
Ra’iisul wasaarihii hore ee JFS Prof. C/wali Maxamed Cali Gaas oo soo gaaray Qardho
(October 27, 2012)
Qardho:- Ra’iisul wasaarihii hore ee Dowladda federaalka Soomaaliya Prof. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa manta gaaray magaalada Qardho kadib markii uu salaada Ciid-u-Adha kutukaday magaalada Garoowe
Ogeysiis:-Mareeg Cusub oo ku soo biirtay Hayga Barashada Diinta (somalislamic.net)
(October 26, 2012)
Finland:-Waxaan la ogeysiinayaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee khayrka jecal in Mareegaha Hayga Barashada Diinta Islaamka ay ku soo biirtay Mareeg cusub oo kaa haqabtiri doonta Duruusta iyo Muxaadaraad
Golaha Isutaga Masaajidda Woqooyiga Ameerika oo Tahniyadda Ciidul-Adxaa u diray Ummadda Soomaaliyeed
(October 26, 2012)
Golaha isutaga Masaajida ee W/maraykanka waxay tahniyad ku began Ciidul-Adhxaa ugu tahniyadaynayaan Dhamaan Umada Islaamka ah.Gaar ahaan Umada soomaliyeed,dal iyo dibadba. Waxaana leenahay illaahay
Dalka Soomaaliya oo maanta oo si weyn looga ciiday ciidul Adxaa
(October 26, 2012)
Muqdisho:-Maxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Muqdisho waxaana isku soo baxay dadweyne ku labisan dhar aad u qurxoon waaxana aad ka dheehan kartaa wajiyada dadweynaha iyo caruurta farxad iyo r
Daawo qiraal ay sameynayaan kuwii wax ka fuliyey dilkii Sh Ahmed Xaji [Qaybta 1aad]
(October 26, 2012)
Boosaaso:-Shabakadda warar Halgan.net ayaa waxaa ay idiin soo gudbinaysa Baraamijkii 1aad  oo ah Video ay qiraal ku samaynayaan qaar ka mid ah kuwii wax ka fulyey dilkii allaha u naxariis tee Shiikh

« Previous PageNext Page »