Madaxada JFS oo saaka salaadda shacabka kula dukaday Masjidka Isbaheeysiga(Masawiro)
(October 26, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka xarunta Madaxtooyadda marti qaad manaasabadda ciida darteed ugu sameeyey Masuuliyiinta Dowladdda fede
Daawo Video qiraal ay sameynayaan kuwii wax ka fuliyey dilkii Sh.Axmed Xaaji.[1aad,2aad]
(October 26, 2012)
Shabakadda wararka Halgan.net ayaa waxaa dhawaan  soo gaaray Cajalkii 2aad ee Video ah oo ay diyaariyeen gudiga Madax banaan ee baarayey dilkii Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan Allaha u naxariistee, Gudig
Madaxweynaha Puntlland Dr.Cabdrixmaan Faroole oo diray Hanbalyada Ciidul Adxaa[Dhagayso]
(October 25, 2012)
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa waxaa uu caawa dhamaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Puntlland u diray Hambalyo ku saabsan munaasabada Ciidul adxa
Ra’iisul wasaaraha DFS Saacid oo Hambalyada Ciida U Diraya Shacabka Soomaaliyeed Iyo Kan Dunida Muslimka.
(October 25, 2012)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Cabdi Farax Shirdoon (Saacid) ayaa caawa ummaddaha Muslimiinta Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed hawada u marinaya dhambaal ku aadan far
laba milyan oo Muslimiin ah oo maanta gudanaya tiirka ugu weyn ee Xajka (Daawo)
(October 25, 2012)
Mecca:-ugu yaraan laba milyan oo  Muslimiin caalamka daafihiisa ka kala yimid ayaa maanta gudanaya tiirka ugu weyn ee Xajka.Wafdiga Illaahay ayaa xalay baryey Mina, waxaana ay maanta taagan yihiin bu
Abu Xafsa Al-Muritaani oo wareysi siiyey Tv Al-Jazeera kana hadlay arimo Xasaasi ah
(October 24, 2012)
Qadar:-Abu Xafsa Al-Muritaani oo ahaa ninka 3aad ee Ururka Al-Qacida ayaa wareysi Dheer siiyey Tv AlJazeera gaar ahaan barnaamijka  لقاء اليوم  Waxaana uu ka hadlay arimo badan oo khuseysa
Afhayeenka Ururka Raaskambooni C/naasir Seeraar oo ka hadlay howlgalo ka socda Kismaayo
(October 24, 2012)
Kismaayo:-Afhayeenka Ururka Raaskamboni C/naasir Seeraar Maax ayaa waxaa uu ka warbixiyey howlgalo ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana uu sheegay in la soo qabtay 70 qof oo
Prof. Cabdiweli Gaas oo soo gaaray Garoowe soona maray deegaano badan oo u dhexeeya Gaalkacyo iyo Garowe
(October 24, 2012)
Garoowe:-Ra'iisul Wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya  Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ka soo kici timay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug  ayaa cagta soo mari
Dhagarqabe Xassan Jaamac Xassan (Xassan Surato) oo ku sugan dalka Malaysia
(October 24, 2012)
Malaysia:-Mid ka mid ah Dhagarqabayaashii qeybta ka ahaa dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sh.Dr.Ahmed Xaaji C/raxmaan ayaa waxaa la ogaaday oo ay soo wargaliyeen qaar ka mid ah jaaliyada Sooomaaliye
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo lagu weeraray Degmooyinka Shalanbood ,Balcad iyo Kismaayo
(October 24, 2012)
Balcad:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Balcad ayaa sheegaya in maanta ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM lagu weeraray qaraxyo kala duwan  kuwaas oo ay ka dhasheen khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac.

« Previous PageNext Page »