Wariyihii TV Universal ee magaalada Laascaanood Axmed Saakin Faarax oo la dilay

October 23, 2012 - Written by

Laascaanood:-War goor dhow naga soo gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo aan la aqoon ay toogasho ku dileen wariyihii TV Universal Axmed Saakin Faarax Alle ha u naxariistee Axmed Saakin ayaa waxaa uu uga soo warami jiray Tv  Universal ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool.
Ilaa haatan lama yaqaan sababta loo dilay Wariye Axmed Saakin Faarax balse waxay qeyb ka tahay dilalka qorsheysan ee lagu khaarajinayo wariyaasha aan waxba galabsan .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,019 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>