Xog kale oo ay caawa na soo gaarsiiyeen Gudiga Madax banaan ee baaray dilka Sh Dr Axmed Xaaji.[Akhriso]
October 27, 2012 - Written by
Boosaaso:-Gudiga madaxa banaan ee baarayey dilkii foosha xumee ee loo geytay Sh Dr axmed Xaaji Cabdiraxmaan ayaa waxaa caawa mar kale na soo gaarsiiyey xog kale oo ku saabsan kooxda dilka u geystay Shiikh Dr Axmed Xaaji iyo masuuliyaadkii kale duwanaa ee ay ka ahaayeen Ururka Al-shabaab garabkiiska Amniyaadka , Gudiga ayaa waxaa uu na soo gaarsiiyey tirada rasmiga ah ee loo haysto in ay dileen ama wax ka maleegeen dilka Sh Dr axmed Xaaji cabdiraxmaan iyo mid walba wax uu qaabilsanaa kooxda, da’dooda iyo weilba beelaha ay ka soo jeedaan
Gudiga madax baan ee baaray dilka Sheekh Dr axmed xaaji waxaa uu ku wargelinayaa dhamaan umada Soomaaliyeed in dhagarqabayaasha dilka geystay aysan falkaan ku fulin qaab beeleed balse ay ku fuliyaan qaab Urur oo ay ka tirsanaayeen
Halkaan ka eeg Kaaraka Aqoonsiga Kooxdii Dishay Sh Dr axmed Xaaji
Daawo Video qiraal ay sameynayaan kuwii wax ka fuliyey dilkii Sh.Dr.Ahmed Xaji [Qaybta 1aad]
Waxaa diyaariyey
Guddiga Madaxa-banaan ee Baarista dilkii
Dr. Sh.Axmed Xaaji Cabdiraxmaan
Boosaaso Halgan.net

.gif)

