منهاج الطالبين وعمدة المفتين Sheekh Maxamuud Shible uu ka akhriyo Masjid Al-Hidaaya. (Dhageyso)
November 21, 2012 - Written by
Nairobi:-Waxaan akhristayaasha Halgan.net u soo gudbineynaa caawa Kitaabka Minhaajka u taqaan Soomaalida ee منهاج الطالبين وعمدة المفتين ee uu alifay alaha u naxariistee أبو زكريا محيي الدين يحيى بن شرف النووي ee uu Sharxi doono Sheekh Maxamuud Shible .
Sheekh Maxamuud Shible ayaa Kitaabkan waxaa uu ka akhriyaa Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi wuxuuna Sheekha si fiican u sharxay Kitaabka waxaana caawa idiin soo gudbin doonaa darsigii ugu horeeyey ee Kitaabka منهاج الطالبين وعمدة المفتين anaga oo dib idiinka soo gudbin doona duruusta kale Inshalaah ee ka faa,iidaysi wacan.
Hoos ka Dhageyso Darsigii Koowaad Ee Kitaabka منهاج الطالبين وعمدة المفتين ee uu akhrinayo Sheekh Maxamuud Shible
[audio:http://halgan.net/Mp3/Minhaaj_1.mp3] Ama Halkan MP3 Halkan Ka rago Kitaabka منهاج الطالبين وعمدة المفتين
A/Cawale
Halgan.net

.gif)

