Barmaamij uu Tv-ga SNTV ka diyaariyey Warbixintii ay soo saareen gudiga Madax banaan ee loo xil saaray in ay baaraan dilka Sh Dr Axmed Xaaji.[Daawo Video-ga]

November 13, 2012 - Written by

Nairobi:-Waxaa xalay laga sii daayey  Tv-ga SNTV barmaamij gaar ah oo lagu soo bandhiga baaritaankii ay gudiga madax banaan ka soo saareen dilkii Sh Dr axmed Xaaji Cabdiraxmaa Allaha u naxariistee, barmaamijka ayaa waxaa lagu soo bandhiga Qiraal ay bixinayaan qaar ka mid ah kooxdii wax ka fulisay dilka Sh  Dr Axmed Xaaji . Gudiga Madax banaan ay mud ku dhow sanad waxaa ay wadeen baaritaan dheer oo markii danbe ay guul ka gaareen kooxdii dilka fulisay. Shabakadda Soomaaliyeed ee Internetka ayaa waxaa si wanaagsan uga qayb qaateen in ay bulshada Soomaaliyeed ay u soo bandhigaan  warbixin dhamaystiran oo ay ka soo diyaariyeen gudiga Madax banaan oo in badan baarayey dilkii Sh.Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan allaha u naxariistee, Barmaamijka gaarka ah ee xalay ka baxay Tv-ga SNTV ayaa waxaa gabi ahaantiisa looga hadlay dilkii Sh Dr Axmed Xaaji iyagoo waraysiyo kale duwan la yeeshay culimo Soomaaliyeed iyo guddoomiyaha Gobolka Bari.

Hoos ka Daawo Barmaamijkii ay  SNTV ay ka diyaariyeen Warbixintii ay soo saareen  gudiga Madax banaan ee loo xil saaray in ay baaraan dilka Sh. Dr Axmed Xaaji

Source SNTV

2 Comments so far

Leave a comment

  1. ilaahay haunaxariisto janadii fardowzo ilaahay haku abaal mariyo aamin aami aamin yaa rabi , gacantii dishay iyo tii abaabushayna ilaahay ayaa laxisaabtami insha allah maalin hooyo ay canugeeda waxba utari karin kan ladhalayna kii dhalay uuba waxba utari karin umadeena ilaahay ayaa abuurtay cid cirib tiri karto malahan dadkeenana ilaahay xaqa hatuso insha allah

  2. war heedhahaya dhagarqabe xasan surato ma la hayaa..? alleylehe hadii ninkaas la helo ina godanena la hel bi,idnillaah, diin islaam baan malaysia ka baran ku lahaa, jaamacadeeeeeeey xaal qaado,….law kaanati-diinu tadrii malmuxaawaratu-ishtakat, wa lakaanat law calimatil-kalaama mukalimah

Leave a comment

*