Barmaamijka Xogdoon Sheekh Dr. Mohamoud Mohamoud Hoori [Daawo Video]

November 6, 2012 - Written by

London:Waxaa caawa idiin soo gudbinaynaa barmaamij la magac baxay Xogdoon oo ah barmaamij xiiso leh oo uu inta badan daadihiyo Wariye Cabdiraxmaann Axmed Guuleed oo ku magac dheer Shiine kana baxay Tv Somalisat oo ka mid ah Tv-yadda Soomaalida oo dunida daafaheed kale duwan laga Daawado.

Barmaamijka Xogdoon ayaa waxaa marti u ahaa Sh.Dr. Mohamoud Mohamoud oo ku magac dheer Sheekh Hoori waxaan Shiikhu uu si kooban uga hadlay Lacagaha Jaamacaddah ee  la siiyo ardayda dhigta Jaamacadaha dalka Ingriiska , Ardayda dhigta ama raba in ay bilaabaan Jaamacad dah dalka Ingriiska ayaa walwal ka qaba sanadahaan danbe in lacagaha la siinayo ay ribo  ku jirto taas oo inta badan ay ardayda muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed ay u badkoodu ay  ka baajiyaan Jaamacaddaha ama dhulalka Islaamka ay u geeyaan wax barashada.

Barmaamijka Xogdoon iyo Wariye Shiine

Barmaamijtii Xog doon iyo barmaamijyo kale oo xiise leh halkaan ka dhagayso

Source Somalisat tv

1 Comment so far

Leave a comment

  1. Assalaamu Calaykum
    Wariye A A Guled waad mahadsantahay arrinkan aad soo xushay ee Alssayid alddaktor Shikh Mohamoud A Ilaaq uu arrintaas uGu iftiimiyey guud ahaan muslimiinta gaar ahaanna Somalia
    Jazakum alkhayr inshaa Allah

Leave a comment

*