Cali Cabdi Awaare oo ka qayb galay shir Warbaahinta Africa oo lagu qabtay Senegal.[Masawiro]

November 12, 2012 - Written by

Siyaasi Cali Cabdi Awaare ayaa isaga oo matalaya warbaahinta Afka Soomaaliga ku hadasha ayaa waxaa uu kaga qeyb galay wadanka Senegal ee Qaarada Africa Shirka Warbaahinta Africa oo Arimaha Soomaaliya lagu soo qaaday , Cali Cabdi Awaare oo ah Mulkiilaha Idaacada Maxaliga ee SBC kuna taala Puntland ayaa ka qeyb galay Shirka Madaxda Warbaahinta Africa iyo Mulkilayaashooda waxaana uu khudbad uu ka jeediyay kaga hadlay Dhibaatooyinka haysta Suxufiyiinta Africa si gaar ah wadanka Soomaaliya o Sannadka keliya lagu dilay in ku dhow 18 wariye .

Cali Cabdi Awaare ayaa waxaa uu Sheegay In Shirkaasi Muhiimada Koowaad Xooga lagu saaray Sidii xoriyada warbaahinta Africa loo xoojin lahaa iyadoo sidoo kale shirka lagu soo qaaday sidii warbaahinta Africa loo  casriyeeyn lahaa. Shirka Warbaahinta Africa Arrimaheeda looga hadlay ee ka dhacay Dalka Senegal ee qaarada Africa waxaa sidoo kale laga dooday sidii horumarin loogu sameyn lahaa warbaahinta Qaarada Africa iyadoo taasina ay noqotay mid la isku raacay.

no images were found

Dhinaca kale shirkaan ku saabsan Arrimaha warbaahinta Africa ayaa waxaa goob joog ka ahaa Gabagabadiisii Madaxweynaha Wadanka Senegal Macky Sall raisal wasaare ku xigeenka Turkiga Bulent Arinc kuwaasi oo dhamaantood balanqaad sameyay Shirkan waxaa sidoo kale lagu iskula soo qaaday Arimaha Horumarinta Tababarada Dadka ka shaqeynaya Xirfadalayaasha Saxaafada in Tababaro loo sameeyo lagu horumarinayo xirfadooda saxaafadeed Dhamaan madaxdii Warbaahinta iyo Madaxda Caalamka ee shirkan joogtay ayaa waxay sidoo kale si tiraanyeysan uga hadlaan Arimaha Dilalka saxafiyiinta ee ka dhacaya gudaha wadanka iyaga oo muujiyay inay taasi muujineyso in ay Saxafiyiinta Africa Yihiin kuwo aan loo ogoleyn inay  si sax ah u muujiyaan Xaqiiqada Jirta kulankan gababagabadiisii waxaa lagu saxiixay heshiis ku saabsan Arrimaha horumarinta Saxaafada Africa iyo siddii Tababaro iyo Aqoontooda kor loogu Qaadi lahaa Suxufiyiinta Dalka Soomaaliya.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online