Dagaal Culus oo ka Dhacay Baled-Xaawo iyo ciidamada Al-Shabaab oo la wareegay

November 24, 2012 - Written by

Gedo:-Dagaal xoogan ayaa goor dhow ka dhacay Degmada Baled Xaawo ee Gobolka Gedo dagaalkaas oo u dhexeeya ciidamada DFS iyo kuwa Al-Shabaab waxaana uu ahaa dagaalku mid xoogan in mudo ah ka dib ayaa ciidamada Al-shabaab waxay la wareegeen Degmada Baled-Xaawo.

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Itoobiya ayaa isaga baxay magaalada,  waxayna gaareen Degmada Dooloow halkaas oo ay hataan ku sugan yihiin .Magaalada  Baled-Xaawo  ayaa ah mid degan waxaana gudaha magaalada gaafwareegaya ciidamo ka tirsan Al-Shabaab iyaga oo ugu baaqay dadka in ay is dajiyaan.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online