Darsigii Maanta ee Al- qadyaaniyah ee Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax (Daawo Video)

November 24, 2012 - Written by

Sh.Dr Cali Maxamed Saalax ayaa maanta halkii ka sii waday kitaabkii Mowsuucada ee ka hadlayey taariikhda xarakaad ka iyo Madaahibta waxaana uu maanta  si faahfaahsan uga hadlay alaha dhowree  Sh.Dr.Cali Maxamed Saalax Firqada (Al- qadyaaniyah) oo Maraakiz ku leh meelo ka mid ah Yurub iyo Mareykanka .

Darsigii xalay Taariikhda Firqada Al- qadyaaniyah Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax Hoos ka Daawo.


[audio:https://halgan.net/Mp3/Al- qadyaaniyah.mp3]  Ama Halkan MP3

Duruustii Hore ee Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax Halkan ka Dhageyso

Masjid Al-Tawfiiq
Norway

1 Comment so far

Leave a comment

  1. Asc Wrb Sheikh Dr Cali Khayr Allha ku siiyo Allahna Ajar Haka siiyo
    Sidaas baa loga bahan yahay in loga hadlo Ahlu Bidcada Diinta kharibaysa

Leave a comment

*