DFS oo ku wareejisay UK dhulkii ay Safaaradda ka furan laheyd.[War-Saxaafaddeed]

November 21, 2012 - Written by

Mogadishu, Somalia, November 21, 2012 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa ku soo dhaweeyey Xarunta  Villa Somalia Wafdi ka socday United Kingdom (UK) Kuna wareejiyay dhulkii ay ka dhisan lahayeen Safaaradooda cusub  .

Wafdigaas ayaa waxaa horkacayay Safiirka UK u qaabilsan Soomaliya mudane Matt Baugh.Waxeey na aad ugu farxeen in lagu wareejiyay dhulkii ay ka Furan lahayeen  Safaradooda ku taala Soomaaliya. Maalintii shalay ayaa waxey aheyd markii  Villa Soomaliya  lagaga aqbalay warqadahiisa Safiirnimo, Safiirka cusub ee Australia usoo magacawday Soomaaliya. Waxaa soo kordhayo dalalka doonayo in ay ka furtaan saafarado rasmi ah Soomaaliya.

Sidoo kale  Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh  Maxamuud ayaa ugu baaqay dalalka kale ee Beesha Caalamka in ay dowladda soo dhaweyneyso dalkasta ee doonaya in xiriir caalami ah lasamaysto dalkeena Soomaaliya oo hada nabadii dib loo yagleelay.

 

Malik Abdalla

Agaasimaha Warfaafinta

Villa, Somalia, Muqdisho

media@presidency.gov.so

 

 
 

Leave a comment

*

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online