Fadliga Bisha MUXARRAM iyo maalinka 10-aad (Video).

November 19, 2012 - Written by

Sanadka Cusub ayaa maanta bilaabmay ee HIJRIGA 1434 H,kuna beegan 2012 Bisha uu sanadka ka bilaawanayo ee ah MUXARRAM waa bil aad u baraka badan una fadli badan in la soomo Maalinka 9-aad iyo 10-aad Bishan waxa ay wadataa magac ah Bishaallah ee Muxarram oo ay bilaha kale dheer tahay halkaasna waxaa aad ka dareemi kartaa fadliga bishan.

Sh.Axmed-Nuur Mucallim Cabdulqaadir ayaa waxaa uu iftiiminayaa Fadliga bishan waxaana uu ka jawaabayaa su’aallo muhiim ah oo khuseeya fadliga bishan, Dad badan waxaa ay qabaan su’aallo badan oo ku saabsan Bishan Muxarram waxaana aanu su’aalahaas weydiinay Sheikha oo ka jaaabaya.

XASUUSIN: Maalinka 9-aad iyo 10-aad waxaa ay ku beeganyihiin Bishan November 23-24 Waa Maalmaha Jimcada iyo Sabtida.ah 11/23/2012 and 11/24/2012.

Source Al-yaqiin.com

Leave a comment

*

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online