Guddoomiyihii golaha odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan oo la dilay

November 27, 2012 - Written by

Hiiraan:-Koox hubaysan oo dhalinyaro ah ayaa waxaa ay dhawaan ku dileen magaalada Beledweyne gaar ahaan ee Gobolka Hiiraan Sheekh Muxumed Sheekh Xuseen (Marya-cadde) oo shalay ay odayaasha dhaqan ka Gobolka Hiiraan ay u doorteen guddoomiyaha golaha odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan.

Kooxda dilka geystay ayaa waxaa ay ka baxsadeen goobta waxaan goobta soo gaaray ciidamo ka tirsan DFS iyo kuwa AMISON  ee Jabuuti waxaan Saraakiishu ay saxaafada u sheegeen  in ragga dilka geystay ay ahaayeen 2 qof mid ka mid ahna ay ku guulaysteen in ay qabteen halka midkii kalena ay ku daba jiraan, ilaa hadda  ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay maamulka Gobolka Hiiraan ama ciidanka AMISOM.

Warka oo faahfaahsan dib  ayaan idinkaga soo gudbin doonaa insha Allaahu
 

A/cawaale
Halgan.net

 

 

Leave a comment

*

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online