Halista Hepatitis B, C, iyo Kansarka Beerka ee Soomaalida (Daawo)

November 19, 2012 - Written by

Minnesota:-Waa BarnaamijCaafimaad oo ka hadlaya Khatarta ay leeyihiin cudurada Halista Hepatitis B, C, iyo Kansarka Beerka oo ay si weyn ugu dhintaan baryahan danbe dadka Soomaalida ah ee ku nool dalka Gudahiisa iyo dibadiisa waxaa si kooban u faahfaahin doona khatarta cuduradah dhaqaatiir Soomaali ah oo aqoon dheer u leh cuduradan waxayna kala yihiin.

1-Dr Osman Harare (East African Health Project)
2-Abdirashid M.Shire Ph.D .Assistan Professor  College of Medicine Mayo ,Clinic
3-Dr.Mohamed Hassan (University of Minnesota)

Hoos Ka Dhageyso Khatarta Cudurada Halista Hepatitis B, C, iyo Kansarka Beerka


Som TV
Minnesota

2 Comments so far

Leave a comment

  1. walaal marka hore salaan(AWW)

    WALAAL ALLAAH HA IDINKA ABAALMARIYO DHAMMAANTIIN MACLUUMAADKA AAD U SOO GUDBISEEN UMMADDA WAA TALO IYO TUSAALE FIICAN OO KU DAYASHO MUDAN.

    WAXAAN TALO AHAAN IDIINKU DARI LAHAA IN AAD NOOGU DARTAAN QORAAL AAD SOO GALISAAN WABSITEKA HALKA AAD VIEDO KELI AH KU DAYSEEN IYO SAWIRO WAAYO WADDANKA MA JIRO INTERNET TAYO FIICAN OO QOF KASTAA KA DAALACAN KARO SI DIBEDDA IYO GUDAHABA FAAIIDADANI U GAADHO ALLAA MAHAD LEH.

    ASS. WARR. WABB.

    Fr. ISMAACIIL

  2. Ilaahay wanaag ha idinkugu abaal gudo , dhamaan dhakhaatiirka qiimaha leh ee Somaliyed ee arintaan qaaliga ah dadkooda u soo gudbiyey , SOMTV iyo wepka Halgan oo iyaguna dadka soo gaarsiiyey, adinka oo kale ilaahay somalida ha ku badiyo .

Leave a comment

*