Hoyga gudoomiyaha ku meel gaarka ee magaalada Kismaayo oo Bam lagu weeraray

November 22, 2012 - Written by

Kismaayo:-Warar lagu kalsoon yahay ee naga soo gaaraya saaka magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xalay Bam Gacmeed lagu tuuray  guriga uu ka degan yahay  Kismaayo Gudoomiyaha ku meel gaarka ee magaalada Kismaayo C/Laahi Khaldaan. Bam Gacmeedka xalay lagu weeraray guriga Gudoomiyaha magaalada Kismaayo ayaa waxaa ku dhaawacmay ilaa 2 ka mid ah ilaalada gaarka ah ee C/Laahi Khaldaan.

Ciidamada Amaanka ee magaalada Kismaayo ayaa howlgalo ay sameeyeen xalay iyo saaka waxay sheegeen in ay ku soo qabteen xubno ay uga shakisan yihiin in ay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab waxaana lagu xiray saldhiga magaalada Kismaayo. Xaalada Magaalada Kismaayo ayaa ah mid degan waxaan la filayaa in ay maanta ay soo gaaraan wafdi ka socda IGAD iyo Gudiga Farsamada Maamul u sameynta Jubaland waxaa kale oo ku sugan magaalada Kismaayo siyaasiyiin damac u ka hayo in ay qabtaan Madaxweyne nimada Maamulka Jubaland .

Cabdi Yare
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online