Khudbadii Jimacaha ee maanta Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Maxamed Al-Yemaani (Dhageyso)

November 2, 2012 - Written by

Nairobi:-Waxaan maanta khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi khudbad qiimo leh ka jeediyey Sheekh Maxamed al-Yemani oo ka mid ah culumada iyo Ducaada magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya .

Sheekh Maxamed A-Yemani ayaa khudbadiisa waxaa uu uga hadalay sida ay diinta Islaamka u amartay akhlaaqda wanaagsan sida Runta,Amaanada ,iyo xifdinta xubnah taranka.Waxaa kale oo uu Sheekh Maxamed is dultaagay akhlaaqda xun ee ay diintena reebtay sida beenta iyo amaana xumada iyo sinada .

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Sheekh Maxamed Al-Yemani iyo Khudbadii maanta ee Masjidka Al-Hidaaya.

[audio:http://k006.kiwi6.com/hotlink/8c39y7xf0a/khudbadi_jimcaha_sh_maxamed_yamani.mp3] Ama Halkan Mp3

Leave a comment

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online