Khudbadii Jimcaha Ee Sheekh Maxamed Umal oo ka hadlay macaasida oo la muujisto(Dhageyso)

November 17, 2012 - Written by

Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa khudbadii Jimacaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi waxaa uu si weyn uga hadlay dhibaatada ay leedahay macaasida oo la muujisto iyo iyada oo lagu indhaadeygo dhibaatada ay leedahay waxaana uu Sheekh Maxamed Khudbadii diirada ku saaray sida ay umadii u dhalanrogantay.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa sidoo kale ka hadlay sida ay dhalintii Soomaalida ugu kadsoomeen waxa ay gaalada ugu sheegtay ilbaxnimada oo ay ka mid tahay xishoodka oo laga tago iyo Tv-da balaayada ka socdta.

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal Ka jeedshay Masjidka Abubakar ee magaalada Nairobi.

[audio:https://halgan.net/Mp3/khudbo_17.mp3] Ama Halkan Mp3

4 Comments so far

Leave a comment

  1. as wr salaan kadib walaalayaal muxaadaradii qudbada jimcaha aheeyd oo aadka iyo aadka u qeemaha badnaa walaalayaal mar walbo noo soo galiya hadii aad awoodaan jazakumulahu qeyran

  2. xafidahulaah kuligeenba

  3. asc khubadi sh umal xafidahulaahi waa khudbo aad u qiima badan runtii dhalayartu waa in ay wax walaba ay fahmaan kuna dhaqmaan wax loo sheegaayo oo ah akhlaaq wanasan iyo in diintooda ay bartaan allena kabaqaaan alah inoo xifdiye sh maxamed cabdi umal iyo culumadeena kale jazakalaahuqyean wajzaa reer halgan

Leave a comment

*