Darsigii maanta ee Kitaabka Mawsuucada Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax(Daawo)

November 20, 2012 - Written by

Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbineynaa darsigii maanta ka baxay masijidka Al-tawfiiq ee magaalada Oslo kaas oo uu akhrinayey Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax waxaana Sheekha darsigiisa uu ahaa Kitaabkii Mowsuucada oo lagu barto firaqda iyo kooxaha lunsan .Sheekh Dr Cali ayaa casharkii maanta uga hadlay kooxada Duruuzta iyo cida aasaastay iyo wadamada ay joogaan

Hoos Ka Dhageyso darsigii maanta Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax kooxada Al-duruuz.

 

Halgan.net
Oslo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,816 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>