Madaxweynaha JFS oo maanta garoonka Aden Cadde kula kulmay Wendy Sherman

November 4, 2012 - Written by

Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxmuud ayaa maanta waxaa uu kulan kula qaatay garoonka diyaaradaha ee magaalada MuqdishoWendy Sherman oo ah  kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda dalka Mareykanka ee arrimaha siyaasadda waxyna ka wada hadleen xaalada dalka Soomaaliya.

Wafdiga ay hogaaminayso Wendy Sherman oo ah kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda dalka Mareykanka ee arrimaha siyaasadda ayaa waxay ka wada hadleen Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxmuud sidii loo xoojin lahaa  xiriirka diblamaasiyadeed ee labada dal .

Madaxweynaha JFS ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay wafdiga ay hogaaminayso kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda dalka Mareykanka ee arrimaha siyaasadda in ay timaado Soomaaliya wuxuuna sheegay in kulanka labada dhinac uu ku soo dhamaaday guul.

Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda dalka Mareykanka ee arrimaha siyaasadda Wendy Sherman ayaa iyana la hadashay saxaafada ayaa waxay sheegtay in dowlada Mareykanka ay taageersan tahay DFS waxayna ugu baaqday in la soo dhiso xukuumad tayo leh.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online