Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray dalka Itoobiya(Masawiro)

November 28, 2012 - Written by

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ee uu ka mid yahay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo saaka ka soo ambabaxay magaaladda Jabuuti ayaa soo gaaray  Caasimadda Itoobiya ee Adis-Ababa.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam  Desalegn ,Wasiiro, Madaxda Dowlad goboleedyadda Itoobiya iyo masuuliyiin kale ayaa madaxwey naha Soomaaliya iyo Wafdigiisa  si weyn ugu soo dhaweyey garoonka diyaaradaha ee Adis-Ababa. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa loo galbiyey xarunta Madaxtooyadda Itoobiya  isagoona kulamo kala gaar ah la qaatay Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha Itoobiya oo uu kala hadlay xiriirka labada dalka.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa shir jaraa’id si wada-jir ah ugu qabtay  xarunta Madax tooyadda Itoobiya  iyadoona saxaafaddu weydiisay su’aalo ku aadan xaaladda Soomaaliya iyo Xiriirka labada dal.

 
Communication Office of the Somali President
 Mogadishu, Somalia
 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,812 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>