Qarax ka dhacay Tel Aviv xarunta Yahuuda oo sababay khasaaro kala duwan(Daawo)

November 21, 2012 - Written by

Tel Aviv :-War ay haatan si daayeen qaar ka mid ah Wakaaladaha wararka ayaa sheegay in qarax xoogan uu ka dhacay xarunta Yahuuda ee Tel Aviv warar hordhac ah ay sheegayaan in qaraxa ay ku dhaawacmeen 22 qof oo la socday gaari bus ah .

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaabka uu u dhacay qaraxa waxaana la sheegayaa in Bam gacmeed lagu tuuray gaari Bus ah oo marayey mid ka mid ah wadooyinka Tel Aviv .

Shacabka Yuhuuda ee ku dhaqan Tel Aviv  ayaa waxaa la soo daristay cabsi xoogan ka dib markii ay kooxaha halganka wada ee Falastiin ay wacad ku mareen in ay jawaab ka bixin doonaan xasuuqa ay ka geysteen ciidamada Yahuuda Marinka Gaza.
Wixii faahfaahin ah ee ka soo kordha qarax ka dhacay Tel Aviv kala soco dhawaan Halgan.net.

C/casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online