Raabidadda ardayda Soomaaliyeed ee dalka Sudan oo Iftaar Jamaaci ah qabatay.[Daawomasawirada]

November 26, 2012 - Written by

Sudan:-Waxa maanta oo ay taariikhdu tahay 24/11/2012 kuna beegan  maalinta caashuurada ay qabatay raabidadu ifdaar jamaaciya oo ku qabatay xarunteeda  (maqarka raabidada) oo ka soo horjeeda jamacatu afriqiya alcaalamiya, Ifdaarkan oo ay kasoo qayb galeen dad badan oo kor udhaafaya 130 qof , isugana jira xubnaha raabidada iyo marti kale, oo ka kooban culimo ,aqoonyahano ,macalimiin iyo ardayda wax ka barata jaamacadaha dalka suudan.  Ifdaarkan wuxuu ka mid yahay baraamijta ay ugu talo gashay raabidadu in sanadakan qabato .

no images were found

Halkaan ka akhri Taqriir ku saabsan qaabkii uu u dhacay ifdaarkii maalinta caashuurada

International Somali Students federation
In Sudan

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

253,664 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>