Ra’iisulwasaare Cabdi Faarax Shirdoon oo ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada.

November 4, 2012 - Written by

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha JFS Cabdi Faarax Shirdoon ayaa goordhow ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada ka dib munaasabad lagu qabtay xarunta Villa Soomaaliya golaha cusub ee wasiirada DFS ayaa waxay ka kooban yihiin 10 wasiir waxayna kala yihiin

1-Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibada
2-C/llaahi Abyan Nuur Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha diinta iyo awqaafta
3-C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi Wasiirka Gaashaandhiga
4-C/xakiin Xuseen Guuleed Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka
5-Maxamuud Xasan Suleymaan Cawil Wasiirka Maaliyada iyo Qorsheynta
6-C/llaahi Ciilmooge Xirsi Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Isgaarsiinta
7-C/risaaq Cumar Maxamed Wasiirka Wasaarada Kheyraadka
8-Muxiyadiin Maxamed Kaalmoy Wasiirka Wasaarada Howlaha guud iyo dib u dhiska
9- Maryan Qaasim Wasiirkii hormarinta iyo adeega bulshada ‘
10–Maxamuud Axmed Xasan Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online