Sheekh Maxamuud Shible oo muxaadaro ka jeedshay Masjid Ash-shafici ee Johannesburg

November 8, 2012 - Written by

Johannesburg :-Sh. Maxamuud Shible ayaa wuxuu muxaadaro ka jeediyey Masjid Ash-Shafici ee magaalada Johannesburg wuxuuna sheekha muxaadaradiisa uga hadlay ahmiyada ku dhaqanka Shareecada Islaamka Sheekha ayaa waxaa la weydiiyey sidoo kale su,aalo kala duwan .

Sheekh Maxamuud Shible ayaa muxaadarooyin kala duwan ka jeediyey Masaajidka ku yaal dalka Sout Afrika waxaana caawa idiin soo gudbineynaa Muxaadarii uu ka jeedshay Masjid Ash-shafici ee Johannesburg hadii alle idmo muxaadaraadka kale marka ay na soo gaaraan waad idiin soo gudbin doonaa Inshalaah.

Hoos ka Dhageyso muxaadarada uu Sheekh Shible ka jeedshay Masjid Ash-shafici ee Johannesburg qeyta 1aad.

Hoos ka Dhageyso muxaadarada uu Sheekh Shible ka jeedshay  Masjid Ash-shafici ee Johannesburg qeyta 2aad

Al-Taqwa Studio
Johannesburg

5 Comments so far

Leave a comment

  1. Asc
    Mamulka Halgan aad ayaan idiin salaamayaa, Jazakumulaahu khayraa. muxaadaran sheekh shible codkeedu ma fiican lamana wada maqlayo fadlan, sib u soo geliya iyadoo wadix ah hadaad heli kartaan.

    Wsc

  2. asalamu calaykum
    wlalayaal iidnkoo mahadsan waxan aad ugu baahanahay hadaad heli karaysan shiikhu maxaadarada uu uga hadlay shiicada oo dhamaystiran waxan helay keliya qaybtan please marka iyadoo dhamaystiran meel aan ka heli karo ii soo sheega.
    http://www.youtube.com/watch?v=dNncjbPbXn8

  3. Alla sh xasaan maxaa haysta, war bal dhegeysta muxaadaradan iyo suaalaha iyo jawaabaha lagu kamilay, weligay ma arag waxa qabsadey xassaan nin ay qabsadeen, laakiin maxaad ka rabtaa isagaa quraanjo isku kiciyey saw ma ahan, weligaa waxaad socotaba meeshii yaxaasku kaa qaadi lahaa ayaad lugahaaga kusoo raadsatey, bal aan eegno halka ay kusoo kala haraan isaga iyo culimada uu gaaleeyey, sh shibli ilaahayow kheyr fara badan kusii difaaca diinta baac weyn ayaad ku leedahay.
    sheekhow noo soo dedeji muxaadarada “XASSAAN YUKAFFIRU XASSAAN”, ilaahay ha ku dhawree..waxaan iyagana duco fara badan alle uga baryayaa walaalaha halgan.net ilaahay ha barakeeyo oo ha noo badiyo amthaashooda.

  4. walalayaal jazakumulaah ee noso galiya maxadarada o MP3 AH

  5. masha allaah, waa muxaadaro muhiim ah. illahey hanagu anfaco.

Leave a comment

*