Tacsi Nabadoon Cabdullahi Jaamac Ismaacil (Careef)oo ku geeriyooday Garoowe

November 27, 2012 - Written by

Garoowe:-Waxaa fiidnimadi xalay magaalada Garowe ku geeryoday Nabadoon Cabdulaahi Jaamac Ismaacil (CAREEF) oo ka mid ah ahaa nabadoonada deeganada Puntland , Nabadoonka aya ku dhashay Deeganka Degmada Eyl 1927 waxaa  u xilka nabadoonimada qabtay 1954 Isago oo ah muddo 58 sanno Nabadoon.

Nabadoonka ayaa ka mid ahaa nabadoonada ugu mudada dheera waxgaradka gobolka nugaal wuxuna aha nin ku sifoobay wanaag iyo dacadnimo waxaa lagu xasuusan doona nin inu ahaa nin jecel Nabada kana taliya wanaaga.
ALLAHA u naxariiste wuxuu ifka kaga tagay 59  qof oo isugu jira caruurtisi iyo awlaad ay si dhaleen.

Nabadoonka ayaa saaka salaadi subax kadib lagu aasay qabuuraha Islaan Maxamed Islaan Muuse Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu u naxariisto Nabadoonka Amiin.

Waxaa Diraya Tacsida Dadka kala ah.

1. Islaan Ciise Islaan Maxamed
2. Suldaan Siciid  Maxamed Garaase
3. Nabadoon Jaamac Samatar(Jaamac Ruug)
4. Nabadon Khaliif Aw-Cali
5. Nabadoon Cawil Jaamac Dhengad
6. Nabadoon Shaafici Xirsi Firato
7. Nabadoon Daahir Maxamed Garaase
8. Samadoon Khaliif Cali Kaanje
9. Sh Cabdinuur Sh Xaamid
10. Sh Jaamac Cali Liibaan
11. Sh Maxamed Cali Warsame(Dhohob)
12. Sh Siciid Axmed Faarax(Siciid Taaj)
13. Sh Maxamuud Nuur Faarax(Dalmar)
14. Sh Axmed Dani Cabaas Faarax
15. Prof Maxamud Shiikh Xaamid
16. Cabdimahdi Abshir Cismaan
17. Yuusuf Cabdiqaadir Haji Hirsi(Shariif)
18. Xaaji Cabdiqaadir Cismaan  Samatar
19. Maxamed Cali Subayr
20. Siicid Aw-Maxamed Faarax(Miciish)
21. Xaaji Xuseen Subayr Isxaaq
22. Xaaji Bashiir Warsame Jaamac
23. Xaaji Cabdishakur Cali Warsame(Dhohob)
24. Xaaji Cabdiraxmaan Warsame Jaamac(Gurey)
25. Xaaji Cawiif Maxamed Xaaji Cilmi

26. Sharoobo Faarax Xasan
27. Maxamed Barre Faarax(Dhukul)
28. Cabdicasiis Khaliif Maxamed(Deeble)
29. Dr Faarax Cabdi Dhiqfe
30. Eng Maxamud Jaamac Faarax
31. Jaamac Axmed Faarax
32. Caydarus Jaamac Faarax
33. Eng Cabdifatax Axmed Cabaas
34. Siciid Diriye Aadan(Qoorcun)
35. Cabdi Maxamed Abshir(Cabdi Dheere)
36. Cabdinuur Faarax Xasan
37. Cawil Shiikh Xaamid
38. Cabdideeq  cabdiraxman warsame
39. Cali Cabdinuur Cabdulle
40. Maxamed xuseen Subayr
41. Bashir Maxamed claahi
42. Ciise Xuseen Aadan
43. Maxamed Khaliif Xaaji Xirsi(Xayat)
44. Cabdiraxmaan Nuur Caluula
45. Cabdisamad Shiikh Xaamid
46. Ciise Axmed Faarax
47. Dr Faysal Maxamud Cali Mire
48. Cismaan Bare Cabdulle
49. Maxamud Cabdiraxmaan Ciise
50. Idiris Maxamud Sh Xaamid
51. Cabdirisaq Maxamud Faarax
52. Faysal Maxamed Nuur
53. Burhaan Faarax Maxamed(Baylood)

Halgan.net
Garoowe

1 Comment so far

Leave a comment

  1. innaa lilaahi wa innaa ilayhi raajicuun waxaan ilaahay marxuumka ugabarya yaa in uu janadii kawaraabiyo dadkii uu katagayna ka samirsiiyo

Leave a comment

*