Waqtigaada Waa Noloshaada Sheekh Ahmed-Nuur Daaawo
November 21, 2012 - Written by
Minisota :-Sheekh Ahmed Nuur ayaa muxaadaro qiima leh waxaa uu ka jeedshay magaalada MN waxaana uu kalimadiisa uga hadlay (Waqtigaada Waa Noloshaada ) waxaana uu Sheekhu diirada ku saaray muxaadaradiisa ahmiyada ay leedahay wakhtiga iyo sida loogu baahan yahay inwakhtiga loo dhowro.
Hoos ka Dhageyso Waqtigaada Waa Noloshaada (Sheekh Ahmed-Nuur).
Alyaqiin .com
Halgan.net

.gif)

