Darsigii maanta ee Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax (Daawo Maqal iyo Muuqaal )
(December 9, 2012)
Norway:-Waxaan ogeysiineynaa dhamaan walaalihii la socday kitaabkii Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax uu ka akhrin Jiray Masjidka Al-tawfiiq in cilad farsamo oo yar ay ka jirto dhinaca servaha sida Live u
Mu’tamarkii dhalinyarada oo lagu qaban doono magaalada Boston
(December 9, 2012)
Boston:-Waxaan ugu bishaaraynaynaa bulsha waynta Somaliyeed ee kunool Boston iyo nawaaxigeeda in Boston Islamic Center/ Masid Altaqwa uu sanadkaan qaban doonoo Mu’tamarkii dhalinyarada kaas oo sanad
Madaxweynaha JFS Xasan Sheeekh Maxamuud oo la kulmay Wafdi Ka Socda EU
(December 9, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay Villa Somalia wafdi ka socday Midowga Yurub (EU). Wafdigaas waxaa hogaaminayay Ambass
Ciidamada booliska Kenya oo howlgallo ballaaran ka sameeyey xaafada Islii (Video )
(December 9, 2012)
Nairobi:-Ciidamada booliska ee dalka Kenya ayaa xalay howlgallo ballaaran ka sameeyey xaafadda Islii  waxayna gacanta ku dhigeen ilaa 300, oo qof kuwaas oo deganaa xaafada Islii howlgaladan ayaa wax
Darsigii shalay ee Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax (Videos+Audio )
(December 9, 2012)
Oslo:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbineynaa darsigii shalay ee uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ee Kitaabkii Mowsuucada waxaana uu shalay ka hadlay Sheekh Dr Cali Diinta Y
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Degmada Mahadaay iyo Jowhar
(December 9, 2012)
Jowhar:-Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya gobalka Sh /Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM iyo kuwa DFS ay saaka weerar ku soo qaadeen magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeelaha Dhexe
Madaxweynaha Soomaaliya oo Canbaareeyey Qaraxii ka dhacay Nairobi
(December 9, 2012)
Nairobi:-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay  garoonka diyaaradaha waxa uu ku canbaareeyey qaraxii xalay ka