Qarax ka dhacay meel aan ka fogeyn Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi
(December 16, 2012)
Nairobi:-Waxaa daqiiqado ka hor ka dhacay dhabarka danbe ee Masjid ka Alhidaaya ee magaalada Nairobi qarax  aan ilaa hadda la aqoon cidda  ka danbaysa ,qaraxa ka dib ayaa ciidanka Booliska ay soo ga
Masjidka Imaam Al-Shaafici ee Minnesota oo la wareegay dhisme Cusub (Daawo)
(December 16, 2012)
Minnesota:-Xili ay sii kordheyso Soomaalida  soo degaysa gobolka Minnesota oo lagu qiyaasay inay gaarayaa ilaa 100,000 oo qof ayaa waxaa mooda iyaduna inay ku soo badanayaan masajidada iyo madaarisk
Machadka Beder ee Cilmi-Baadhista iyo horumarinta oo bilaabaya tababaro kala duwan
(December 16, 2012)
Hargeysa:-Machadka Beder ee Cilmi-Baadhista iyo horumarinta wuxuu bulsha waynta iyo dhamaan macaamiisha aqoon dalabka ah eesida joogtada ah ugu xidhan ugu bushaaraynayaa tababara muhiim ah  oo wiigan
Madaxweynaha DFS oo maanta u ambabaxay dalka Jabuuti (Warsaxaafadeed)
(December 16, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamud ayaa maanta wuxuu u dhoofay Jamhuuriyada Jabuuti si uu uga qeyb galo Sanad Guuradii 40 aad ee ka soo wareegtay markii
Banaanbax rabshado wata oo ka dhacay magaalada Hargeysa ee xarunta S/land
(December 16, 2012)
Hargeysa:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa sheegaya in banaanbax balaadhan uu ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Hargeysa gaar ahaan waqooyiga magaaladda, waxaan
Ciidamada Puntland oo Qabtay Sahay ku Socotay Buuraleyda Galgala (Warsaxaafadeed)
(December 16, 2012)
Boosaaso:-Ciidamada Dowladda Puntland ayaa gacanta ku dhigay sahay u rarnayd Buuraleyda Golis (aaga Galgala) iyadoo la xirxiray dadkii ku howlanaa fududeynta howshaas.Hey’adaha amniga Puntland oo he