Xildhibaan ka tirsanaa golaha degaanka Laascaanood oo caawa la dhaawacay
(December 20, 2012)
Laascaanood:-Waxaa caawa lagu dhaawacay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool mid ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka ee magaalada Laascaanood oo dhowaan la doortay. Xildhibaanka la dha 3 Qof oo caawa lagu dilay magaalada Gaarisa ee Xarunta gobolka Waqooyi Bari
(December 20, 2012)
Gaarisa:-Waxaa caawa koox hubeysan ay ku dileen magaalada Gaaris ilaa 3 qof , saddexda qof ayaa labo ka mid ah waxaa ay ka tirsanaayeen Shaqaalaha Bangigga dowllada Kenya , halka qofka saddexaa

(December 20, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa munaasabad ka dhacday xarunta Villa Somomaaliya ku dalacsiiyay sagaal sarkaal oo ka tirsan ciidamad

(December 20, 2012)
Boosaaso:-Waxaa maanta ka dhacay magaalada Boosaaso xaflada balaaran oo lagu xusayey sanadguuradii 69 aad ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo aasay Ciidanka Booliska ee dalka Soomaaliya. Xaflad

(December 20, 2012)
Gaalkacyo:-Waxaa ka socda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug howlgalo ay wadaan ciidanka Booliska ee magaalada Gaalkacyo ka dib markii xalay Bam lagu tuuray saldhig Boolis oo dhawaan laga sa

(December 20, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa uu ku qaabilay xafiiskiisa wasiirka Horumarinta ee dalka Norway Heikki Holmas waxaana kulanka ay labada dal uga wada hadleen ari

(December 20, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la Kulmay Gudoomiyaha ururka G7+ ahna Wasiiradda Maliyadda ee dalka Timor Leste Marwa Emelia Pires. Madaxw

(December 20, 2012)
Nairobi:-Waxaa xalay koox hubeyn oo aan la aqoon ku dileen magaalada Nairobi askari ka tirsan dowlada Kenya waxayna sidoo kale ay dhaawaceen laba askari oo kale weerarka ayaa ka dhacay bartamaha mag

(December 20, 2012)
Muqdisho:-Waxaa maanta si weyn looga xusay magaalada Muqdisho Sanad Guurrada 69-Aad ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo aasay Ciidanka Booliska Soomaaliya sanadkii 1943. Xaflada sanad-guura Ciidamada DFS iyo kuwa Kaambooni oo weeraray askar isbaaro dhigatay Kismaayo
(December 20, 2012)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kisnmaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in askar ka tirsan DFS ay saaka isbaaro dhigteen xaafadda dalcadda waxaana ka dib ku baxay ciidamo kale
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|