Ahmiyada Tarbiyada caruurta Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Maqal iyo Muuqaal)

December 23, 2012 - Written by

Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa caawa muxaadaro qiimo leh oo uu jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal magaalada Nairobi gaar ahaan masjidka Al-Hidaaaya waxaana uu Sheekh Maxamed Umal uu Muxaadaradiisa uga hadlay Tarbiyada caruurta iyo sida ay diinta Islaamka u siisay Ahmiyad gaar ah Caruurta.

Hoos Ka Daawo Muxaadarada Uu Sheekh Umal ka Jeediyey Masjidka Al-Hidaaya Tarbiyada Caruurta

AlHidaaya Media
Halgan.net

5 Comments so far

Leave a comment

  1. asc jasaakalaahu sheeq alaha kuxifdiyo waad noofaa ideeysee anane waan dadaali doonaa

  2. dadku awood uu wax ku toosiyo ama hagaajiyo ma laha, hase yeeshee Alle oo keliya ayaa caruurta toosin kara annagu hawsheenna ma aha in aynu ubadka toosinno waayo ma awoodno. Alle oo keliya ayaa toosin kara waxaa loola jeedaa adigu markii aad ku dhaqantid manhajka Alle ayaa Alle wax kuu hagaajinayaa. Laakiin adiga oo shaydaan kaba illan ah aad caruur dhashid wax khayr ah u malayn maayo in aad ku arki kartid.

    Annaga wuxuu Alle noo abuurtay in aynu caabudno oo keliya, markii aad la timaaddo cibaado Alle raalli gelisa ayaad wax kasta oo wanaag ah sugaysaa.

  3. Shekha Alaah ha xifdiyo hana dhowro anagana kuwo dhaqan gesha alaah ha naga yeelo diinta islaamka ku dhaqan keeda, dhamaan cuimada iyo ducaada Alaah ha kor yelo sabarna Alaah ha ku risaaqo

  4. A\S jazaaka allahu kheyral jazaa ilaahey dambigaaga iyo dambiga waa lidiintaada hadhaafo

  5. A/C
    Jizakallah kheyr .Alle hakuxifdiyo ajir iyo xasanaad na Alle haka siyo .

Leave a comment

*