Axmed Cigaal Cawaale oo loo dhaariyay in uu xubin ka noqdo baarlamaanka Puntland

December 17, 2012 - Written by

Garoowe:-Wararka maanta si rasmi ah loogu dhaariyey Axmed Cigaal Cawaale in uu ka mid noqdo golaha baarlamanka Puntland waxaana uu horey u soo noqday wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha Puntland waxaana uu buuxiyey booskii xildhibaan Cabdi Weli Muuse Shirre (Dhamuuke) oo dhawaan warqad is-casilaada ah u gudbiyey baarlamaanka Puntland.

Xildhibaan Axmed Cigaal Cawaale ayaa waxaa uu sheegay in xilka ay ku tartameen ilaa 4 qof markii danbana ay Isimada beeshiisa isaga u soo xuleen .xildhibaanka ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in uu dalka iyo dadka reer Puntland uu wax u qabto .

Xildhibaankan Axmed Cigaal Cawaale ayaa lagu dhaariyay xarunta barlamaanka Punland ee Garoowe xil halkaasi uu ka socday kal-fadhigii 29aad ee golaha wakiilada dowlada Puntland.

M_M Deeq
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online