Culumo dowro ka bilaabay Masjidka Nuur ee magaalada Jigjiga

December 25, 2012 - Written by

Jigjiga:-Culimada kala,ah Sheekh Axmed Cabdi samed iyo Sh.Xassan Maxamed Ibraahim (Abuu Xassaan) ayaa safar dacwo ku tegay isbuucan  magaalada Jigjiga waxayna  ka bilaabeen dawro  cinwaankeedu yahay (fududeeya hana adkaynina) dawradaan ayaa ka bilaabatay Masaajidka Nuur ee magaalad jigjiga waxaana soo wada jeediyay 2-da sheekh muxaadaraad.
Sh Axmed Cabdisamad iyo Sh.Xassan Maxamed Ibraahim Abu Xassan ayaa muxaadaraadkoodu ay uga hadleen siday diinta Islaamku Ahmiyada u siisay isku dhimrinta iyo adaygla.aanta, Shiikh Axmed Cabdi samad ayaa qaatay qaybta hore ee muxaadarada waxaan markii uu dhamaayey ayaa qaybtuii 2aad ee muxaadarada waxaa sii dhamaystiray Sh Abu Xassan,

Nadwadaan ayaa waxaa ka soo qayb galay dad aad u badan oo ka tirsan bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa xalay xilidambe la soo gabagabeeyey iyada oo dadkii ka soo qayb galay ay jeclaayeen in ay culimadu sii wadaan muxaadaraadka.

Nadwadaan oo socondoonta laba habeen ayaa waxaa xalay la galay qabtii hore iyada oo qaybta labaadna loo balansan yahay habeeka isniinta ah ayna ka dhici doonto isla Masaajidka Nuur

Dhanka kale waxaa ka socota magaalooyinka  dawlada deegaanka soomaali wacyigalin balaadhan oo ay ka wadaan culimada ku nool gobalka iyo kuwa ku soo noqday.

Ha,yda Al-Sunna
Jigjiga

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online