Dowro maalinta beri ah ka bilaaban doonta Masjidka Al-taqwaa

December 22, 2012 - Written by

Arhus:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka Danmark gaar ahaan magaalada Arhus iyo nawaaxigeeda in maalinta beri ah ay ka bilaaban doonto Masjidka Al-Taq waa dowro cilmiyeed diini ah oo ay ka soo qayb geli doonaa ducaad iyo culimo kale duwan. Dowradaan ayaa waxaa loogu magac daray “Waan koryeelnay Sharafkaaga Nabi allow.


Ducaada iyo culimada ka soo qayb galaya dowro cilmiyeedkan diiniga ah ayaa waxaa ka mid ah:-

1. Sh Mahad Daahir

2. Sh.Mustafa Abu Dawdah

3. Sh.Cumar Axmed

4. Sh Maxamud Abuu Dalxa

Dowro cilmiyeedkaan ayaa waxaa ay socon doontaa laga bilaabo maalinta beri ah oo ay taariikhu tahay 23-12-12 ilaa 24-12-12 ee ka soo qayb gal wanaagsan.

Halkaan ka eeg Jadwalka Dowrada

Wixii faahfaahin ah waxaad kala xiriiri kartaa
Tel. 46926398

 

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online