Golaha wasiirada ee DFS oo maanta ku shiray magaalada Muqdisho

December 17, 2012 - Written by

Muqdisho:-Golaha wasiirrada ee dowllada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay yeesheen shirkoodii caadiga ahaa iyadoo uu shirka uu maanta shir guddoominayey Ra’iisul wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid). Shirka maanta ay yeesheen Golaha wasiirada DFS ayaa maanta waxaa ka soo qayb galay,wasiiro ku xigeeno, wasiiru-dowlayaal uu maalmo ka hor uu magacaabay Ra’iisul wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).

Shirka Golah wasiirada DFS ayaa maanta markii uu soo dhamaaday waxaa saxaafada la hadlay  Ra’iisul wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) isagoo faahfaahin ka bixiyey arrimihii ay Golaha wasiiradu ay maanta ka wada hadleen. Ra’iisul wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon ayaa xusay in Golaha wasiiradu ay ka doodeen siddii bulshada Soomaaliyeed ay kalsooni uga heli lahaayeen golaha xukuumada,  shacabkuna ay dowllada ula shaqayn lahaayeen.

Shirka maanta ayaa ahaa kii ugu horeeyey oo ay isku arkeen Wasiiro ku- xigeeno, iyo wasiirul-dowlayaal uu dhawaan magacaabay Ra’iisul wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).


A/cawaale
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online