La taliyaha Madaxweynaha Puntland ee dhinac amniga oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Buuraha Golis

TweetGaroowe:-La taliyaha Madaxweynaha Puntland ee dhinac amniga Axmed Doonyaale oo la hadlay saxaafada ayaa waxaa uu ka hadlay dagaakii ka dhacay Buuraha Golis gaar ahaan Togo Sugure, ¬†dagaalkaas oo dhexmaray Al-shabaab iyo ciidanka daraawiishta ee Puntlland.¬† La taliyaha Madaxweynaha dowllada Puntland ee dhinac amniga Axmed Doonyaale ayaa ku goodiyey in dagaal adag ay ku qaadi … Continue reading La taliyaha Madaxweynaha Puntland ee dhinac amniga oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Buuraha Golis