Laba qarax oo caawa ka dhacay agagaarka masaajidka Al-Amiin ee xaafada Islii

December 19, 2012 - Written by

Nairobi:-War uu goordhow uu na soo gaarsiiyey wariyaha Halgan.net ee magaalada Nairobi ayaa sheegaya in laba qarax uu ka dhacay  agagaarka masaajidka Al-Amiin  ee xaafada Islii waxaana ku dhaawacmay Laba qof  qaraxa ka dhacay caawa magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii ayaa waxaa ka soo baxaya in khasaaraha intaas ka badan karo.

Halgan.net ayaa xiriir kala duwan la sameysay qaar ka mid ah culumada iyo ducaada ku sugan xaafada Islii si ay wax uga ogaato sida ay wax u dhaceen iyo xaalada Muslimiinta ka soo baxay salaadii cishe masaajidka Al-Amiin  waxayna noo sheegeen in laba Bam gacmeed lagu tuuray Masjidka Al-Amiin  agagaarkiisa .

Qaraxyada ka dhacay caawa agagaarka masaajidka Al-Amiin  ee xaafada Islii ayaa cabsi ku abuuray Soomaalida ku sugan xaafada Islii ee magaalada Nairobi waxaana Soomaalida ku socda qorshe aan la aqoon cida sida rasmiga uga danbeysa.

Waxaa kale oo caawa ka socda xaafada Islii raaf xoog leh waxaana askarta lagu arkayaa wadooyinka magaalada Nairobi iyaga oo joojinaya gawaarida qaarkood.

Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online