Madaxweynaha Soomaaliya oo Canbaareeyey Qaraxii ka dhacay Nairobi

December 9, 2012 - Written by

Nairobi:-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay  garoonka diyaaradaha waxa uu ku canbaareeyey qaraxii xalay ka dhacay masjidka Al-Hidaaya ee xaafadda Eastleigh ee magaalda Nairobi.
Mr. Xasan Sh. Maxamuud ayaa tacsi u diray dowladda Kenya, waxa uuna ku sababeey qaraxyada ka dhacaya dalka Kenya inay ka danbeeyaan dad ka soo horjeeda taageerada ay Kenya siinayso dowladda Soomaaliya.

Dhinaca kale waxa uu madaxweynuhu shirkiisa Jaraaid uga hadlay safarkiisii wadanka Turkiga iyo  wixii uga soo qabsoomay.
Warbixinta Madaxweynaha halkan ka dhageyso

Xigasho VOA

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online