Nadwo Cilmiyeed lagu qabtay South Afrika oo ay culumada Muxaadarooyin ka jeedsheen

December 30, 2012 - Written by

Johannesburg:-Nadwo Cilmiyeed ka socota dalka South Afrika  ayaa culumo socdaal dacwo ku gaaray dalka South Afrika waxay ka jeediyeen muxaadarooyin kala duwan waxaana Nadwada ay culumada u jeediyeen jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka South Afrika

Culumada ayaa muxaadarooyinkooda waxay ka kala jeediyeen Masjid Al shaafici magaalada Johannes burg 24/12/2012 ilaa 27/12/2012.Masjid Assunnah, Xaafadda Bellville ee Magaalada Capetown 28/12/2012 .waxaana culumada sanadkan Mutamarka ka qeyb galaya ka mid ah

Sheekh Maxamed Idirs Ahmed
Sheekh Maxamed Cabdi Umal
Sh. Maxamed Cusmaan Calasow.
Sheekh Cabduraxiim Abu Ceyneyn.
Sh. Cusmaan Cali faarax.

Mutamarka ayaa sidoo kale ka bilaaban doona 1-1-2013 Magaalada Port Elizabeth waxayna culumada sidoo kale socdaal dacwadeed ku tagi doonaan Rustenberg, Polokwane, Zanin, Mbumalanga.

no images were found

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta dhawaan Muxaadaradka ay culumada ka jeediyeen Nadwo Cilmiyeed ka bilawday South Afrika Inshalaah

Halgan.net
Johannesburg:-

5 Comments so far

Leave a comment

  1. MAASHA ALAAH JASAAKUMULAAH DHAMAAN CULUMAA OODHAN

  2. السلام عليكم

    Walaalayaaal salaan kadib waxaan idinka ka codsanayaa inaad inoo oo galisaan muxadaraadka Sh. Maxamad Calasoow iyo Sh. Maxamad Umal ay jeedinayaan!

    Allah yajziikum khayr

  3. Maanshallah Culumada rabbaaniyiinta ah Allah s.w ha inoo xifdiyo.
    Iyo walaalaha dacwada ka shaqeeya, sida Halgan.net Jzkallah.

    Fadlan waxaan idinka codsaneynaa in aad noo soo gelisaan
    Muxaadaraadka Mutamarka oo dhan. Ayagoo mp3 ah.

    Si aan ooga faaiideysano. Adinkoo mahadsan. Jzkumullaahu khayran.

    Salaamullaah calaykum.

  4. Jisaa kumu laaha reer halgan net ilaahay waxaan idiinka baryaynaa in uu janadiisa abaal idiinka dhido dadaalka badan ee aad diinta ujirtaan waxaan idin leeyahay haka caajisina ala ha idinla qabtee

    Waad Mahad santihiin

  5. salaan ka dib, waxaa walaalha ka rajeynaynaa iney noo soo gudbiyaan sawirada culimada ka qeyb gashay oo dhan…….

Leave a comment

*