Sheekh Xasaan Xuseen Aadan oo xabsiga laga sii daayey

December 28, 2012 - Written by

Nairobi:-Waxaa goordhow xabsiga laga siidaayey Sheekh Xasaan Xusen Aadan sidda ay noo sheegeen ilo wareed ku sugan magaalada Nairobo Xassan Xuseen ayaa  ciidamada nabadsugida ay maalmo ka hor ku xireen magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Sheekh Xasaan Xusen ayaa haatan ku sugan xaafada Islii oo uu ka degan yahay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Saraakiisha nabadsugida ee dalka Kenya ayaan ilaa haatan cadeyn sababta ay u xireen Sh. Xasaan Xusen Aaden oo dhowr jeer oo hore intii ay xireen la soo daayey , warar badan oo kale duwan oo ku saabsan sababaha loo xiray wadaadka ayaa ku soo dhacay warqabadka Halgan.net balse dib ayaan ka soo sheegi doonaa haddii alle idmo waqtiga ugu munaasabsan.

Nairobi,Kenya
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online