Taariikhda Firqada A-mal ee Shiicada ah Sh Dr Cali Maxamed Saalax.[Daawo Video]

December 1, 2012 - Written by

Oslo:-Sh.Dr Cali Maxamed Saalax ayaa maanta halkii ka sii waday kitaabkii Mowsuucada ee ka hadlayey taariikhda xarakaad ka iyo Madaahibta waxaana uu darsigii shalay si faahfaahsan uga hadlay Shiikh.Dr.Cali Maxamed Saalax Firqada A-mal ee Shiicada ah .

Hoos ka Daawo Darsigii maanta Taariikhda Firqada A-mal ee Shiicada ah Sh Dr Cali Maxamed Saalax

Duruustii Hore ee Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax Halkan ka Dhageyso

Masjid Al-Tawfiiq
Oslo,
Norway

3 Comments so far

Leave a comment

  1. scw walaalayaal waxaan idinka codsanlahaa hadaad awoodaan casharadii idhaafay sh dr cali maxamed saalax inaad iigu soo dirtaan mp3 ahaan ilaahay khayr ha idinsiiyo

  2. scw walaal miyaad awoodaan inaad mp3 kawada dhigtaan muxaadarooyinkan baxayaa si aan mobilka ugu isticmaalo waadna mahadsantihiin

  3. JAZA KALLAH sheikh DR.cali

Leave a comment

*