Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee DFS oo gaaray gobalka Sh hoose

December 25, 2012 - Written by

Afgooye:-Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga qaranka ee DFS Cabdikariim Xusen Guuleed iyo saraakiil sare oo ka tirsan dowlada Soomaaliya ayaa maanta waxay gaareen deegaano ka tirsan gobalka Shabeelaha hoose gaar ahaan Deegaanka Saqiira waxaana socdaalka ku weheliyey taliyaha ciidanka xooga dalka Jen C/qaadir Sheekh Cali Diini

Wasiirka Arimaha gudaha DFS Cabdikariim Xusen Guuleed ayaa waxaa ku soo dhaweeyey Deegaanka Saqiira  saraakiil ka tirsan DFS ee ku sugan halkaas waxaana goobta ku sugnaa sidoo kale agaasimaha hay’adda nabad sugida DFS Axmed Macalin Fiqi .

Wasiirka Arimaha gudaha iyo saraakiisha ku weheliya kormeerkiisa ayaa waxaa ay kulan ay albaabada u xiran yihiin la yeesheen madaxda iyo Saraakiisha gobalka Sh/Hoose waxaana ay ka wada hadleen sugida amaanka iyo howlgalada ay ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ka wadaan gobalka Shabeelaha Hoose.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online