Wasiirka Horumarinta ee dalka Norway oo soo gaaray magaalada Muqdisho

December 20, 2012 - Written by

Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa uu ku qaabilay xafiiskiisa wasiirka Horumarinta ee dalka Norway  Heikki Holmas waxaana kulanka ay labada dal uga wada hadleen arimo kala duwan.

Kulanka dhexmaray Madaxweynaha JFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud iyo wasiirka Horumarinta ee dalka Norway Heikki Holmas ayaa waxaa sidoo kale ka soo qeyb galay Safiirka Norway ee Soomaaliya iyo saraakil sarsare oo ka tirsan Madaxtooyada Villa Soomaaliya

Madaxweynaha DFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulanka ka dib la hadlay saxaafada waxaana uu sheegay in dowladaha caalamka ay Soomaaliya ku bixiyeen lacago xaddhaaf ah balse sidii la rabay aan looga faa,idysan waxaana uu balan qaaday in dowladiisa ay wax ka qaban doonto 6tiir ee uu sheegay madaxweynaha oo ay u horeyso amaanka.

Shacabka magaalada Muqdisho ayaa ka nastay dagaaladii iyo duqeymihii safka balaaran ahaa balse waxay wili la daalaadhacayaan dilal qorsheysan iyo qaraxyo ka dhaca xaafadaha magaalada Muqdisho.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online