Daawo Ardayda Jaamacada Kismaayo oo imtixaanaadkii u fariistay [Daawo]

January 25, 2013 - Written by


kismaayoKismaayo:
-Ardeyda Jaamacada Kismaayo ayaa u fariistay imtixaanaadkii sanadka 2012 iyo 2013 waxaana ardayda jaamacada magaalada Kismaayo ay muujiyeen sida ay ugu faraxsan yihiin in ay u fariistaan imtixaanka Jaamacada Kismaayo.

Maamulka Jaamacada Kismaayo ayaa sheegay in ardey dhan 350 ardey ay maanta u fariisteen imtixaanaadka  kuwaas oo dhigtay dhamaan kuliyadaha ay ka kooban tahay Jaamacada Kismaayo sida kuliyadaha Caafimaadka,dhaqaalaha,tarbiyada iyo shareecada Islaamka .

Jaamacada Kismaayo ayaa waxaa maal galisa hay’ada Tawfiiq waxaana si rasm ah loo furay sanadkii 2005 Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J\hoose ayaa markii la furay jaamacada Kismaayo waxay ku soo kordhisay magaalada yididiilo iyo dareen galay dhalinyarada ku dhaqan magaalada Kismaayo oo waxbarasho u oomanaa.

Hoos Ka Daawo ardayda Jaamaca Kismaayo oo Imtixaanaadkii u fariistay

Cabdi Yare 
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online