Daawo Tafsiirka Qu,aanka Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax Albaqara 25-43 (Video+cod)

January 29, 2013 - Written by

towfiiq3Norway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa maanta darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax  uu ka bilaabay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway .Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax ayaa dib u bilaabay Tafsiirka Qu,aanka si dadweynaha iyo ardayda uga faa’iidaystaan. Tafsiirka Qu,aanka ayaa waxaa uu Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax ka akhriyaa Masjidka Al-Tawfiiq labada maalmood ee kala ah Sabtiga iyo Axada salaada Maqrib ka dib.

Hoos ka Daawo Tafsiirka Qu,aanka uu Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax Suurada Baqara Aayada 25 ilaa 30

Hoos ka Daawo Tafsiirka Qu,aanka uu Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax Suurada Baqara Aayada 31 ilaa 43

Hoos ka Dhageyso Tafsiirka Qu,aanka uu akhrinayo Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax Al-baqara 25-43

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/h37e8rv2nm/002_baqara_ayah_26-43_.mp3] ama Halkan Mp3

 

Halkan Ka Daawo Tafsiirka Qu,aan Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax Al/Fatixa ilaa 25 Suurat Al/Baqara

 

Halgan.net
Norway,Oslo

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online