Manhajka Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wa Sunnah Sh Bashiir Axmed Salaad (1-17 Dhagayso)

January 29, 2013 - Written by

Waxaa maanta Shabakadda wararaka ee Halgan.net ay  idiin soo gudbinaysaa duruus ku saabsan Manhajka Jamaacada Al-ictisaam oo ah urur Islaami ah oo ka jira dalka Soomaaliya iyo dalalka soomaaliya dariska la’ ah  Manhajka Jamaacada Al ictisaam ayaa ah mid ka kooban ilaa 17 xal-qadood oo xalaqaddiiba ay tahay ilaa 30 daqiiqo. Duruustan ayaa waxaa akhrinaya Sh.Bashiir Axmed Salaad oo ah Amiirka jamaacada Al-ictisaam bil-kitaab wassun nah sheekhu wuxuu sharaxayaa manhajka jamaacada Al-ictisaam oo ka kooban manhajka caqiiqada, manhajka faham ka iyo sida wax loo daliishado ama nusuusta loo fahmo, iyo manhajka dacwada iyo badalitaanka iyo islaaxinta bulshada.

Manhajku Jamaacada Al-ictisaam ayaa waxaa uu ka kooban yahay ilaa 17 baab oo si qawaacid ah u qoran waxaana diyaariyay lajnada cilmiga ah ee jamaacada Al-ictisaam bilkitaab wa sunnah, waxaana loogu talo galay in lagu iftiimiyo oo lagu saxo wax yaabo badan oo saaxada yaalla, si gaar ah wuxuu u khuseeyaa dadka dalabatul cilmiga ah ama ku howlan dacwada iyo faafinta diinta.

Shabakadda Wararka Halgan ayaa waxaa ay heshay  Darsi kooban  oo uu duubay Fadiilatu Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax Allaha dhowree oo uu sharaxayo Manhajka Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wa Sunnah isagoo Sheekhu ay su,aalo weydiinayaa ducaad Shiikhuna oo ka jawaabay balse darsiga ayaa ah mid aan dhamaystirnayn haddii alle idmo marka Shiikhu Cabdulqaadir Nuur Faarax uu  dhamaystiro ayaan soo gudbin doonaa insha Allaahu.

Halkaan ka Dhagayso Manhajka Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wa Sunnah oo uu Akhrinayo Sh Bashiir Axmed Salaad

Halgan.net

Leave a comment

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online