Dowro lagu soo Qabtay Masjidka ee Al-rashiid ee Magaalada Boosaaso (Masawiro)

January 30, 2013 - Written by

dowro6Boosaaso:-Waxaa Masjidka weyn ee Al-rashiid ee Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari lagu soo gaba gabeeyey Dawro loo qabtay qaar ka mid ah Dhalin yarada Magaalada Boosaaso, Dowradaas oo ay ka qayb galeen in ka badan 130 Arday ayaa waxaa duruusta bixinayey Sheekh C/qaadir Maxamed Maxamuud.

Dowrada oo socotay dhowr maalmood ayaa waxaa lagu qaatay duruus kala duwan waxaana si gaar ah diiran loo saaray Kitaabka la yiraahdo Manduumatul Xaa iyah waxaana ay ahayd dowrada mid ay aad u soo dhaweeyeen culumada iyo waxgaradka xaafadaha ku dhow masjidka Al-Rashiid ee magaalada Boosaaso.

Culumada iyo ducaada magaalada Boosaaso ayaa wada juhdi badan oo lagu wacyi galinayo dhalinyarada si looga badbaadiyo akhlaaqda xun iyo maandooriyaha .

no images were found

Dowrada lagu qabtay Masjidka weyn ee Al-rashiid ee Magaalada Boosaaso ayaa waxaa si siman loogu qabtay ugana faa,ideystay  Gabdho iyo wiilal waxaana markii dowarada dhamaatay la gudoonsiiyey abaalmarino kala duwan iyo Shahaadooyin.

Halgan.net
Boosaaso

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online