Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah (Cod+Video)

January 19, 2013 - Written by

Nairobi:-Khudbadii Jimacaha ee shalay ayaa Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu Sheekha ka hadlay Khatarta ay leedahay in qofka Muslinka uu raaco hawadiisa uuna ka dhigto hogaanka meel walba u jiida.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu si qoto dheer uga hadalay hawada oo la raaco in laga dhaxlo khasaaro aduun iyo mid aakhiro waxaana uu dadweynihii ku soo tukaday Masjidka Abubakar Al-Sadiiq ee xaafada Islii ku waaniyey in ay ka digtoonaadaan raacida hawada iyo sheydaanka.

Hoos ka Dhageyso  Khudbadii Jimcaha Ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal Duulaanka Khatarta hawada in la raaco.

[audio:http://k004.kiwi6.com/hotlink/r09rs15jut/sh_umal18.mp3] ama Halkan Mp3

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Abubakar ee magaalada Nairobi Sheekh Maxamed Cabdi Umal.

SalfMedia
Nairobi

Leave a comment

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online