Khudbadii Jimcaha ee Masjid Al-Hidaaya Sh Maxamuud Shible (Dhageyso)

January 11, 2013 - Written by

Nairobi:-Sheekh Maxamuud Shible ayaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya waxaa uu uga hadlay marka qofka Muslinka marka uu qabto xilka wax laga doonayo oo ay ugu horeyso in alle uu ka baqo uu ka fiirsado talaabo kasta oo uu qaadayo oo uusan degdegin.

Sheekh Maxamuud Shible ayaa ku booriyey Muslimiinta dhamaan gaar ahaana Muslimiinta Kenya in alle ka baqaan oo ay baryaan sida alle uga feydo dhibka heysta kuna dadaalaan midnimada iyo wadajirka.

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Maxamuud Shible.

[audio:http://halgan.net/Mp3/khudbadii_Alhidaaya.mp3] Ama Halkan MP3

Yaasiin Cabdi Ahmed
Nairobi

Leave a comment

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online