Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abuubakar As-Saddique Islamic Centre (Daawo)

January 19, 2013 - Written by

Sheekh Crisaaq XaashiMinneapolis:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abuubakar As-Saddique Islamic Centre  ee magaalada Minneapolis waxaana khudbada jeediyey Sheekh C/risaaq Xaashi waxaana ay ku saabsaneyd Fadliga Nimcada alle nagu maneystay Sheekh C/risaaq Xaashi ayaa waxaa uu ku baraarujiyey dadweynihii soo xaadiray Khudbada Shukriga Nimcooyinka alle uu ku maneystay kuwaas oo ay u horeyso Islaanimada,Caruurta.Maalka ,iyo Caafimaadka.

Waxuu Sheikhu tacriif aad u dheer ka bixiyey Nimcooyinkaas uu Allah Subxaanahu Watacaala ugu nimceeyey dadka, sida inaan Allaah uga shugrino xubnaheena kala duwan sida maqalka, araga, qalbiga, waxuu sheekhu dadka ku baraarujiyey in hadii aan Allah uga shugrino nimcooyinkaas inuu Allaah inoo kordhinayo

qofkasata oo anaga nagamid ah waa waxaan latirinkarin nicmooyinka uu Alle na siiyay waxaa ugu horeyasa waa Imanka iyo Islanimada
Waxaa uu ilaahay yiri
(وَٱعۡلَمُوٓاْ أَنَّ فِيكُمۡ رَسُولَ ٱللَّهِ‌ۚ لَوۡ يُطِيعُكُمۡ فِى كَثِيرٍ۬ مِّنَ ٱلۡأَمۡرِ لَعَنِتُّمۡ وَلَـٰكِنَّ ٱللَّهَ حَبَّبَ إِلَيۡكُمُ ٱلۡإِيمَـٰنَ وَزَيَّنَهُ ۥ فِى قُلُوبِكُمۡ وَكَرَّهَ إِلَيۡكُمُ ٱلۡكُفۡرَ وَٱلۡفُسُوقَ وَٱلۡعِصۡيَانَ‌ۚ أُوْلَـٰٓٮِٕكَ هُمُ ٱلرَّٲشِدُونَ (٧) فَضۡلاً۬ مِّنَ ٱللَّهِ وَنِعۡمَةً۬‌ۚ وَٱللَّهُ عَلِيمٌ حَكِيمٌ۬ (٨))

Waxaa kale oo ilaah yiri وَلَوۡلَا فَضۡلُ ٱللَّهِ عَلَيۡكُمۡ وَرَحۡمَتُهُ ۥ مَا زَكَىٰ مِنكُم مِّنۡ أَحَدٍ أَبَدً۬ا وَلَـٰكِنَّ ٱللَّهَ يُزَكِّى مَن يَشَآءُ‌ۗ وَٱللَّهُ سَمِيعٌ عَلِيمٌ۬
Nicmanda ilaah oo laga shukriyo waa sadex Qaybood

Carabka: (وَأَمَّا بِنِعۡمَةِ رَبِّكَ فَحَدِّثۡ )

Waxaa sidaa lagu leeyahay nabiga Alle waxaa xadiis ku sugun inuu nabigu yiri habeen habeenada kamid ah in uu gurigiisa ugu jiri waayay gaajo daraadee sidoo kale ayuu arkay abubakar iyo cumar oo iyagana ay soo saartay gaayo kadibna waxaa marti galiyay oo neef u qalay saxaabi markay cuneen cutadii oo ay dhargeen ayaa nabigu yiri waa laydin waydiinayaa nicmadaa aakhiro ثُمَّ لَتُسۡـَٔلُنَّ يَوۡمَٮِٕذٍ عَنِ ٱلنَّعِيمِ
Qalibiga: waa inaad qalibigaaga ka qirtaa nicmada Alle uu kuu galay kadibana aad sheeg sheegtaa

Xibnaha: Xibnahaagana waa inaad sidoo kale Alle ku caabudid nicmanada uu Alle kuu galay waxa uu Alle yiri (ٱعۡمَلُوٓاْ ءَالَ دَاوُ ۥدَ شُكۡرً۬اۚ وَقَلِيلٌ۬ مِّنۡ عِبَادِىَ ٱلشَّكُورُ)
Nabi nuux waxa uu yiri ( inahuu kaana cabddan shakuuraa)  Waxa uu Alle ka sheekeeyay nabi suleemaan qisadiisana waxaa ku sugan cibro wayn waxa uu ale siiyay awood aad u wayn (وَقَالَ رَبِّ أَوۡزِعۡنِىٓ أَنۡ أَشۡكُرَ نِعۡمَتَكَ ٱلَّتِىٓ أَنۡعَمۡتَ عَلَىَّ وَعَلَىٰ وَٲلِدَىَّ وَأَنۡ أَعۡمَلَ صَـٰلِحً۬ا تَرۡضَٮٰهُ وَأَدۡخِلۡنِى بِرَحۡمَتِكَ فِى عِبَادِكَ ٱلصَّـٰلِحِينَ)
maanata waxaa dhici karta ninkeenii engreernimada barta ama dhaqtarnimada barta waa uu ka fogaadaa umada muslimka ee somalida ah oo dhan iyo masaajida, sidaasina sax ma ahan muhiimadu waa in aad Alle kabaridaa inuu nicmada uu ku siiyay in aad ugu shurkrisid
Marka waxa lagaa rabaa haddii Alle kusiiyay nicmo inaad camal wanaagsan kula timaadid oo Alle ugu shukrisaa Alle waxaa uu yiri (وَقَلِيلٌ۬ مِّنۡ عِبَادِىَ ٱلشَّكُورُ)
Marka walaal naftaada go’aan ka gaar qoloadda aad ku biiri laheed in aad ugu shurkirsid iyo in aad ugu shukrin nimcooyinkiisa uu kugu galadaystay  haddaba haddii Alle aad ugu shurkisid nicmada Alle waa kuu dhameestirayaa waana kuu kordhinayaa nimcooyinkiisa.

Hoos Ka Daawo Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abuubakar As-Saddique Islamic Centre 

Masjidka Abuubakar As-Saddique Islamic Centre

Website: www.abuubakar.com   E-Mail: AAIC@abuubakar.com

 

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online