Khudbadii Jimce ee Masjidka Abubakar As-Saddique Islamic Sh Cabdiraxmaan Sh Cumar.[Daawo Video]

January 14, 2013 - Written by

Sh.Abdirahman Sh Omar ayaa waxaa uu si fiican uga hadlay khudbadiisii Jimcaha maalinta Qiyaamaha, goorta qof walba la siinayo buuga acmaashiisa ama wax qabadkiisii aduunka, ayna muhiim tahay qof walba oo muslima inuu ka walwalo oo gafafkiisa ku tiro u noqoshada Alle (SW) iyo in cafis la waydiisto inta la noolyahay.

Shiikh Abdirahman ayaa xusay in saacadaha ugu daran ee qiyaamaha qofka kitaabkiisa laga siiyo midigta , inuu Alle (SW) xisaabinayo xisaab fudud kadibna uu u noqonoyo ehelkiisii (xuuralceyntii, dadkii, guryihiisii) Janada asagoo faraxsanoo garanaaya(yaqaana). Sabab too ah aduunkay ku joogeen cabsi ay ka cabsanayeen ciqaabka Alle (SW) gaashaana ka dhigan jireen wanaaga ayna rajeyn jireen raxamada Alle (SW).

Sh Abdirahman ayaa dhinaca kalena xusay qofka kitaabkiisa laga siiyo bidixda ama dhabarka uu uyeedhanayo naar iyo halaag (hoogayeey, ba’ayeey, halaag samayeey) kadibna uu galayo naarta. Sabab too ah markuu aduunyada iyo ehelkiisa dhex joogay buu iska fraxsanaa oo waxa uu rabo iska sameen jiray asagoon u aabo yeelin ama dan ka gelin unoqashada Alle (SW).

Hoos ka Dhagayso Khudbadii Jimce ee Masjidka Abubakar As-Saddique Islamic (AAIC)

Masjidka Abubakar As-Saddique Islamic

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online